Dowlada oo Amar ku bixisay in la joojiyo Dhul Boob ay Wadaan Masuuliyiin iyo dad Shacab ah

Xafiiska Garyaqaanka guud ee Qaranka ayaa qoraal uu soo saaray kaga dalbaday maamulka degmada Afgooye  in la joojiyo dhul dan guud ah oo la sheegay in sifo sharci daro ah loogu sharciyeynayo dad shacab ah. Qoraalka uu soo saaray Garyaqaanka Guud ee Qaranka Dr Cusmaan Cilmi Guuleed ayuu ku sheegay in ay hayaan xogo sheegaya … Continue reading Dowlada oo Amar ku bixisay in la joojiyo Dhul Boob ay Wadaan Masuuliyiin iyo dad Shacab ah